Latest

6/recent/ticker-posts

noolaw nolol aan warwar lahayn...




Majeceshahay waxaad qabanaysid sidookle makugu xeeranyihiin dadka aan jeclayn ?  hadaba kuligeen hawl Ayaan haynaa dhamaanteen ,qofkasti marku  sokaco subixi waagu baryo  ilaa laga gadhaayo habeenka, kuligeen waxaan kuhawlanahay arin, arinkaas oo qofku jeclaysto ama u kuraaxaysto qabashadiisa oo wuxuu ka arkaa mustaqbalkiisa, sidokale  waxuu kudareema horuumar ama ukuraxaysanaayo.  Hadaba aduu matahay qofkaaso kale  mise waxaad tahay qofka  arinka u kuhawlan yahay  dhibaato kudareema ama uusan farxad galin? sidokale mawaxaad tahay qof dadka kuguxeeran ee kugu hareeraysan an kufaraxsanaayn raalina aan ku ahayn?

Hadii adtahay qofkaas waxuu kuleyahay markale qoraalkani: 

  •  noloshu adbay ugaaban tahay
  • noloshu ma istaahisho waxaanad jecleen inaad qabato.
  • noloshu ma istihaahisho inay qabato waxayna  kuraxaysanayn,
  • sidokale maaha inaad qabato waxanad jeclayn.
  • waxaa haboon inaad  qabato wax maskxdaadu rali katahay.

Marka macneheedu waxay ahayd nolosha aad haysatid way yartahay oo way kobantahy sidaa daradeed ma aha inu wakhti kaga baxo noloshaada wax anad kufaraxsanayn guul anad ka arkaayn.

Sidookale maaha inay kugu xernaadaan dad aanad kudaremayn farxad agjogooga ,hadii ad qofkaa tahay waxaad ubahanyahy hadda inaad badashid dhaqankaas, qabatidna waxaad jeceshahay inaad qabatid.

Sidookalena waxaa muhiima inaad dhamaan dadka xun-xun ee kugu xeeran  badasho, sidookale dadka xidhiidh bilaa macni ah aad la leedahay waa inaad joojisaa, si aad hadafkaaga mustaqbal wanaagsan u gaadho.

waxaa jira shan  qodoboo hadaanad badalin aad kashalayn doonto noloshaada danbe

  • Hadi aad qabato waxanad jecleyn wakhti kulumiso wad kashalayn doontaa
  •  Hadii aad  wakhtigaaga  ku lumiso caajisnimo iyo  bilaamacni waad kashalayn doontaa
  • Hadii aanad  wakhti laqaadan qoyskaaga kuwaad jeceshahay sida walidka,xaaska iyo ciyaalkaaga wad kashalayn doontaa, waana wakhti kaa lumaya.
  • Maamul wakhtigaaga hadaad marayn waydo  waxaad afka ugagali  nolol iskulaaqan oo  naftadaada dhib u keeni karta waanad kashalayn doontaa.
  •  Inaad xoog ushaqayso laakin wax  dhaqaale kuu dhigma iyo xasilooni  aanad kahelin, sidookale aanad helin nasasho iyo fasax ood shaqo ku daashay  wad kashalayn doontaa.

Jooji mar-marsiyaha oo qaabo waxad jeceshay, awoodo farxad galiya noloshaada, illahay Banii-aadam buu kaa dhigay, wuu kukaraameeyay,  wuxuu kaa duway  nolaha kale, lagaamadhigin xayawaan alxamdullillaah dhe kunoolaw noloshaad jeceshay si maskax daadu ubad-baado

 



Post a Comment

0 Comments