ODxiyada Xajka 10-ka Maalmood ee Barakaysan
Xajku waa rukni weyn oo ka mid ah tiirarka Islaamka, waana waajib saaran qof kasta oo Muslim ah oo awoodi kara. Inta lagu gudajiro xajga gaar ahaan malmaha barakaysan kuwaasoo la yiraahdo Dulxiyada Xajka.waxaan ku eegaynaa muhiimadda maalmuhu leeyihiin iyo sida Muslimiintu uga faaiideysan karaan
Nibi Muxame[SCW] WUXU Yiri
ma jiraan maalmo camal faacan laga sameeyo oo ka fadli badan 10 maalmood ee dul Xjjah[xadiis saxiixa ah Al Bukhari]
Maalinta Koowaad Dul-Xijjah
Maalinta ugu horreysa ee Dul-Xijjah waxay calaamad u tahay bilowga maalmaha barakaysan. Dadka aan xajin waxay bilaabaan soon iyo camal wanaagsan, halka kuwa Xajka niyada iyo diyaargarowga u bilaabaan.
Dul-Xijjah maalinta labaad
Maalin lagu sii fogaanayo akhlaaqda wanaagsan. Waa waqti lagu xasuusto Allaah (swt) iyadoo la badiyo dikriga iyo tukashada salaadaha sunada ah.
Dul-Xijjah malita sadaxaad
Maalin lagu sii xoojinayo towfiiqda iyo camalka suuban. Waxaa wanaagsan in la iska cafiyo dadka oo la badiyo sadaqada.
Dul-Xijjah maalinta afaraad
Waqti ku habboon is-dabcin iyo nafta oo la baraarujiyo. Dadka Xajka ku sugan waxay bilaabayaan socodka barakaysan ee u jihaysan Makkah iyo meelaha barakaysan.
Dul-Xijjah maalin shanaad
Maalin lagu sii baahiyo kalgacaylka iyo is-daryeelka Muslimiinta. Waa xilli laga duceysto barako iyo cafis.
Dul-Xijjah maalinta lixaad
Maalintaasi waxay noqon kartaa maalintii akhlaaqda iyo sabirka la tijaabiyo. Waxaa lagu dadaalaa in qalbiga la nadiifiyo lana joojiyo wax kasta oo kugu mashquulinaya Alle xusuuskiisa.
Dul-Xijjah todabaad
Waa maalin ay dadku si rasmi ah ugu diyaar garoobaan Xajka. Dadka xajinaya waxay bilaabaan galidda Mina fiidkii, halka kuwa kale ay badiyaan soon iyo duco.
Dul-Xijjah – Maalinta sideedaad
Maalintan, xujeydu waxay bilaabaan Xajka si buuxda iyagoo tagaya Mina. Waa bilowga safarka ruuxiga ah ee ugu weyn ee nolosha Muslimka.
ka Dul-Xijjah – Maalinta Carafo
Wa malin waayn maalinta ugu fadliga badan sanadka oo dhan. Dadka jooga Carafa waxay taagnaanayaan si ay u ducaystaan, halka Muslimiinta kale ay soomaan oo ducaystaan. Rasuulku ﷺ wuxuu yiri:
somida maalinta Carafo wuxuu dhaafaa dambigi sanadka hore iyo sanadka dambe." (Muslim)
10-ka Dul-Xijjah – Ciidul Adxaa
Maalintan waa mid weyn. Waxaa la gudanaya xoola qalka (odxiyaha salaadda ciida, iyo dhammaan xujeydii waxay u gudbaan Mina si ay u xardhaan, u dhagax tuuraan, u galaan, ugana takbiirsadaan
Maxay Tahay Faa’iidada Dulxiyada Xajka?
- Waa maalmo uu Alle jeclaaday camalka suuban.
- Waa wakhti lagu xasuusanayo Nabi Ibraahim (CS) iyo tijaabadii uu ku gudbay.
- Waa maalmo la helo fursad lagu nadiifiyo qalbiga iyo dambiga looga toobad keeno.
- Muslimiinta anay usuragali tagista xajga meelkastaay joogaba – wuxuu ka faa’iideysan karaa soon, duco, sadaqo iyo Alle xusid
0 Comments